top of page
Search
LOVE MAKES THE DIFFERENCE
Jacaylku kaligiis maaha baahideena dareen. Dhakhaatiirta cilminafsiyeedka waxay ogaadeen in baahiyaheena aasaasiga ah ay ka mid yihiin...
TOP TEN
Aug 28, 20239 min read
FALLING IN LOVE
Waxay isa soo taagtay xafiiskayga iyadoon ballan u qornayn Waxayna xoghayahayga weydiisatay inay shan daqiiqo i arki karto iyo in kale....
TOP TEN
Mar 16, 202314 min read
SIDE LOOGA YEELO HAANTA JACEYLKA MID MARWALBA BUUXDA
Jacaylku "Love" waa erayga ugu muhiimsan luqadda Ingiriisiga —ahna kan ugu wareerka badan, Mufakiriinta cilmaaniga iyo kuwa diiniga...
TOP TEN
Mar 12, 20237 min read
MAXAA KU DHACA JACAYLKA AROOSKA KA DIB?
Anagoo diyaarad ku mareyna, meel u dhaxaysa Buffalo iyo Dallas, ayuu joornaalkii uu aqrisanayay gashaday jeebka fadhiga diyaarada,...
TOP TEN
Mar 10, 20238 min read


Buugga Qofka Waa Sida Uu U Fikiro "As A Man Thinketh" By James Allen Oo Kooban
Kahor intaanan ka hadlin buuggaan, aan marka hore ka hadalno qoraaga buugga James Allen. James waxa uu ahaa qoraa, falsafi Ingiriis ah oo...
TOP TEN
Aug 3, 20224 min read


Buugga Aabe Qani ah Aabe Faqiir (Rich Dad Poor Dad by Robert T. Kiyosaki) Oo Kooban
Buugga haddaan Saddex Jumlad ku soo koobo: Buuggan Aabbee Qani Aabbe Faqiir wuxuu ku saabsan yahay Robert Kiyosaki iyo labadiisa aabe, -...
TOP TEN
Jul 24, 20227 min read


Xeeladaha Daahsoon ee kala Jeclaansho La'aanta (The Subtle Art Of Not Giving a F*ck) by Mark Manson.
Buugga waxaa uu u qoran yahay inuu kuu cadeeyo waxaad dooratay inay kuugu muhiimad badnaadaan noloshaada, waxa aad doorato inaad kala...
TOP TEN
Jun 27, 20228 min read
Xeerarka Jaceylka 102: Ma jiro Jaceyl Aan Shuruud Laheyn
waxa ugu xun ee aan aamini karno waa inuu jiri karo jaceyl aan shuruud laheyn, waa laga yaabaa in nalaga gaday aragtidaas, balse, in la...
TOP TEN
Jun 20, 20222 min read


Buugga Sida loo kasbado Saaxiibada iyo sida loo saameeyo dadka (How to Win Friends) by Dale Carniege
Qaybta 1: Farsamooyinka Asaasiga ah ee sida dadka loola dhaqmo Mabda'a 1: Ha dhaleecayn, ha cambaarayn oo ha caban Mabda'a 2: Si daacad...
TOP TEN
Jun 17, 20226 min read


Xeerarka Jaceylka 1:01 Ha U badalin Shakhsiyadaada Qof Kale
Miyayna wanaagsanayn inaad shakhsiyad cusub isku yeesho marka aad la kulanto qof Cusub? Miyayna roonayn inaad daboosho waxwalba oo aad...
TOP TEN
Jun 15, 20222 min read


Buugga Jacaylka iyo Ixtiraamka (Love and Respect) ee Dr. Emerson Eggerichs, Oo Kooban
Buuga Oo Saddex Weedhood Ah "Haweenka waxay u sameeysan yihiin in la jeclaado, waxayna rabaan qof jecel, oo waxay filanayaanna waa...
TOP TEN
Jun 10, 20224 min read


Buugga Cun Rakahaas (Eat That Frog) ee Brian Tracy o Kooban
Furaha guushu maaha inaad isku daydo inaad wax walba qabato, laakiin waa inaad si buuxda diiradda u saarto hawlaha kuugu muhiimsan,...
TOP TEN
Jun 7, 20228 min read


7 caado ee dadka ugu saameynta badan (7 Habits of Highly Effective People) by Stephen R. Covey
Dhammaanteen waxaan dooneynaa inaan noloshaan guul ka gaarno dhinac walbaba ha noqotee. Mid ka mid ah dariiqooyinka aan guushaas ku gaari...
TOP TEN
May 30, 202217 min read


Markaad ku jirto Xiriir Jaceyl, Ma waxaa tahay Qaate “Taker”, Bixiye “Giver” ama Barbareeye"matcher"
Waa su'aal xiiso leh oo aan tixraacayo xiriirka jacaylka iyo runta fudud ee aan aaminsanahay: Xiriir kasta oo jaceyl ah, dadka waxay u...
TOP TEN
May 20, 20224 min read


Noloshu maaha Marwalba caddaalad, haddaba waa maxay khurshahaaga?
Haa, Noloshu maaha caddaalad. Weligeed may ahayn, weligeedna ma noqon doonto, hadaadan sugaynin in caddaalad ay noqoto, haddaba waa...
TOP TEN
May 20, 20223 min read


Jaceyl Labo Garsoore (Refree) isku keenay ilaa Aroos. Ma maqashay Garsoore Howard Webb?
Garsoorihii hore ee finalka Koobka Adduunka Howard Webb ayaa daboolka ka qaaday xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo gabadha garsooraha kale ah...
TOP TEN
Apr 23, 20222 min read


Xidigga reer Brazil Hulk oo guursaday gabar ee xaaskiisa habar-yar u tahay.
Ciyaaryahanka reer Brazil Hulk 'wuxuu guursaday gabar xaaskiisa hore ay habar-yar u tahay si lama filaan ah si ay u hesho fiisaha oo ay...
TOP TEN
Apr 21, 20222 min read
bottom of page